MTCP SCHOLARSHIP, MALAYSIA: Sida loo Apply-gareeyo Deeqda Waxbarasho ee MTCP, Malaysia iyo Xogaha Jaamacadaha aad Admission ka heli karto ๐ŸŽ“โœˆ๏ธ๐Ÿ“š – Dead-line 13 June

Muuqaalkaan waxaan kaga hadlayaa MTCP Scholarship โ€” deeq waxbarasho oo fully funded ah oo dowladda Malaysia u fidiso ardayda ka socota dalalka horumaraya, gaar ahaan Masterโ€™s degree. Waxaan si [...]

Read More

DAAD SCHOLARSHIP, GERMANY: Hannaanka Loo Helo Deeqda Waxbarasho ee DAAD ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช iyo Xogaha Jaamacadaha aad Admission ka heli karto ๐ŸŽ“โœˆ๏ธ๐Ÿ“š

Muuqaalkan waxaan ku faahfaahinayaa xogo dhameystiran oo aan ku sharaxayo hannaanka loo maro helitaanka deeqda waxbarasho ee DAAD (German Academic Exchange Service) โ€“ taasoo ah mid ka mid ah de [...]

Read More

Muuqaal Dhameystiran: Hannaanka Loo Helo Admission-ka iyo Deeqda Waxbarasho ๐ŸŽ“๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น Fully Funded ee Jaamacadda Pisa, Dalka Italy! โœˆ๏ธ๐Ÿ“š

Muuqaalkaan waxaan uga hadlayaa fursad deeq waxbarasho oo (Fully Funded) ah aad ku heli karto buuxda dalka Taliyaaniga iyo sida loo xareeyo Admissions-ka Jaamacadda gaar ahaan Jaamacadda Pisa ( [...]

Read More