DAAD SCHOLARSHIP, GERMANY: Hannaanka Loo Helo Deeqda Waxbarasho ee DAAD 🇩🇪 iyo Xogaha Jaamacadaha aad Admission ka heli karto 🎓✈️📚

Muuqaalkan waxaan ku faahfaahinayaa xogo dhameystiran oo aan ku sharaxayo hannaanka loo maro helitaanka deeqda waxbarasho ee DAAD (German Academic Exchange Service) – taasoo ah mid ka mid ah deeqaha ugu weyn uguna saamaynta badan ee ardayda caalamiga ah laga siiyo dalka Germany.

Muuqaalkani wuxuu diiradda saaraya:

Sidee DAAD u shaqeyso?
Noocyada kala duwan ee deeqaha waxbarasho ee la heli karo
Jaamacadaha ugu caansan Germany ee aad ka heli karto Admission
Tallaabo-tallaabo sida loo dalbado deeqda DAAD
Dukumentiyada lagama maarmaanka ah iyo shuruudaha guud
Talooyin muhiim ah oo kaa caawinaya inaad ka mid noqoto kuwa la xulo


🎥 Daawo Muuqaalka Halkan


Hadda codso Deeqda DAAD!
Waxaad si toos ah u gali kartaa website-ka rasmiga ah ee deeqaha DAAD halkaasoo aad ka heli karto fursadaha deeqaha kala duwan iyo jaamacadaha bixiya:

👉 Apply Now: https://www2.daad.de/deutschland/stipendium/datenbank/en/21148-scholarship-database/


Gunaanad:
Germany waxay ka mid tahay dalalka ugu horreeya ee bixiya waxbarasho tayo sare leh iyadoo ardayda caalamiga ah siisa fursado deeq waxbarasho ah oo dhamaystiran – laga bilaabo kharashka waxbarashada ilaa nolosha guud. DAAD waa dariiqa aad ku gaari karto yoolkaaga waxbarasho ee Yurub.

Wixii discussions iyo su’aalo weydiin; halkaan ayaad igula wadaagi kartaa:
Barta Telegram-ka:



La wadaag fursaddan asxaabtaada, waalidiinta, iyo ardayda kale ee riyadoodu tahay iney wax ku bartaan Germany.

#DAADScholarship #GermanyStudies #FullyFunded #StudyInGermany #Waxbarasho #SomaliStudentsAbroad

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart
Scroll to Top