Basic Forex Trading Course

Categories: Trading & Investment
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Ku soo dhawoow Koorsada Basic Forex Trading Course!. Koorsadaan waa mid aasaasi ah oo loogu talagalay dadka ku cusub barashada sida looga ganacsado suuqa caalamiga ah ee Sarifka Lacagaha Qalaad (Forex Trading). Koorsada waa bilaw aasaasi ah; wuxuuna ardayga ku baranayaa cilmiga guud ee u sahlaya inuu helo furaha koowaad ee looga ganacsado suuqaan.

Koorsadaan wuxuu ardaygu ku baranayaa aragtida guud ee sarifka lacagaha qalaad; shirkadaha iyo shaqsiyaadka ku bahoobay; tools-ka la adeegsado si looga ganacsado; noocyada lacagaha la kala sarifto, noocyada istaraatiiji ee suuqaan uga ganacsadaan traders-ka.
Dhammaadka koorsada, waxaad noqon doontaa hadduu Alle idmo qof leh kalsooni iyo aqoon uu ku bilaabo ka ganacsiga suuqaan sarifka lacagaha qalaad (Online Forex Trading).

Ku soo dhawow.

Show More

Course Content

Cutubka 1-aad: Hordhac ku saabsan Forex Trading

  • Waa maxay Forex?
    00:00
  • Sida Suuqa Forex u Shaqeeyo?
    00:00
  • Ka Qaybgalayaasha Suuqa (Banks, traders & Hedge funds)?
    00:00

Cutubka 2-aad: Noocyada Currency Pairs?

Cutubka 3-aad: Sida loo falanqeeyo Noocyada Wararka (Fundamental Analysis)

Cutubka 4-aad: Falanqeynta Chart-yada (Technical Analysis)

Cutubka 5-aad: Meeqa Istaraatiiji ayaa laga ganacsadaa?

Cutubka 6-aad: Xakameynta Khataraha Suuqa (Riska Management)

Cutubka 7-aad: Trading Platforms iyo Tools-ka la adeegsado

Cutubka 8-aad: Muhiimadda ay “Pyschology” u leedahay Forex Trading

Cutubka 9-aad: Guudmar

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet