Typing Skills_Lating & Arabic (Hab-qoridda Degdegga ah ee faraha “Lating” iyo “Arabic)
Categories: Computer Skills
What Will You Learn?
- Koorsadan, waxa aad ku baraneysaa in aad si degdega wax ugu qorto Keyboard-ka computerkaaga.
- Hadii aad koorsadan dhameysato, waxa aad awood u yeelan doontaa hadduu Alle idmo in aad wax ku qorato Kombuyuutarkaaga adigoo aan fiirin keyboardkaaga ama indhaha isku haaya.
- Iska diiwaangeli koorsadan, oo si sahlan ku noqo qof ku xeeldheer qoraalka degdegga ah ee Kombuyuutarka!
- Si aad u barato Koorsadan, waxa aad u baahantahay keliya Laptop ama Desktop, Keyboard iyo mouse.
Course Content
Casharka 1-aad: Hordhac “Typing”
Typing waa xirfadda loo adeegsado wax-ku-qorista aalladda kombuyuutarka. Waxaana jiro noocyo kala duwan oo ah "Keyboard-yada loo adeegsado in wax lagu Kombuyuutarka. Waxaana loo qeybiyaa 4 nooc iyadoo laga eegayo baaxadda keyboard-ka:
Waxayna kala yihiin QWERTY, AZERTY, DVORAK and QWERTZ.
Casharka 2-aad: Shaxda Keyboard-ka (Keyboard Setup) iyo Qaabka loo fadhiisto (Sitting positions)
Casharkaan waxaan ku baran doonaa dhammaan qeybaha uu ka kooban yahay keyboard-ka (Keyboard setup); noocyada ay kala yihiin iyo shaqooyinka ay qabtaan). Sidoo kale, waxaan ku baran doonnaa qaabka loo fadhiisto marka aad rabto inaad wax ku qorto aaladda Kombuyuutarka si xawaare ah (Typing speed). Xilliga aad dooneysid inaad muddo ku nagaaddo wax ku qorista kombuyuutarka, waxaad u baahan tahay inaad u fadhiisto qaabka saxda si aad uga fogaado dhibaato caafimaad oo kaaga imaan karto isgoysyada jirka.
Casharka 3-aad: Barashada Typing ee farta Latin (Learning basic of Typing in Latin)
Casharka 4-aad: Baraatiko barashada Typing ee farta Latin (Practice Latin Typing)
Casharka 5-aad: Barashada Typing ee farta Arabic (Basic of Typing in Arabic)
Casharka 6-aad: Baraatiko Typing ee farta Arabic (Practice Arabic fast typing)
Casharka 7-aad: Dib-u-eegis iyo imtixaan “Quiz”
Casharka 8-aad: Shahaaddada qalinjebinta (Certificate of completion)
Student Ratings & Reviews
No Review Yet