-
June 11, 2025
DAAD SCHOLARSHIP, GERMANY: Hannaanka Loo Helo Deeqda Waxbarasho ee DAAD ๐ฉ๐ช iyo Xogaha Jaamacadaha aad Admission ka heli karto ๐โ๏ธ๐
Muuqaalkan waxaan ku faahfaahinayaa xogo dhameystiran oo aan ku sharaxayo hannaanka loo maro helitaanka deeqda waxbarasho ee DAAD (German Academic Exchange Service) โ taasoo ah mid ka mid ah deeqaha ugu weyn uguna saamaynta badan ee ardayda caalamiga ah laga siiyo dalka Germany.
Muuqaalkani wuxuu diiradda saaraya:
โ
Sidee DAAD u shaqeyso?
โ
Noocyada kala duwan ee deeqaha waxbarasho ee la heli karo
โ
Jaamacadaha ugu caansan Germany ee aad ka heli karto Admission
โ
Tallaabo-tallaabo sida loo dalbado deeqda DAAD
โ
Dukumentiyada lagama maarmaanka ah iyo shuruudaha guud
โ
Talooyin muhiim ah oo kaa caawinaya inaad ka mid noqoto kuwa la xulo
๐ฅ Daawo Muuqaalka Halkan
Hadda codso Deeqda DAAD!
Waxaad si toos ah u gali kartaa website-ka rasmiga ah ee deeqaha DAAD halkaasoo aad ka heli karto fursadaha deeqaha kala duwan iyo jaamacadaha bixiya:
๐ Apply Now: https://www2.daad.de/deutschland/stipendium/datenbank/en/21148-scholarship-database/
Gunaanad:
Germany waxay ka mid tahay dalalka ugu horreeya ee bixiya waxbarasho tayo sare leh iyadoo ardayda caalamiga ah siisa fursado deeq waxbarasho ah oo dhamaystiran โ laga bilaabo kharashka waxbarashada ilaa nolosha guud. DAAD waa dariiqa aad ku gaari karto yoolkaaga waxbarasho ee Yurub.
Wixii discussions iyo suโaalo weydiin; halkaan ayaad igula wadaagi kartaa:
Barta Telegram-ka:
La wadaag fursaddan asxaabtaada, waalidiinta, iyo ardayda kale ee riyadoodu tahay iney wax ku bartaan Germany.
#DAADScholarship #GermanyStudies #FullyFunded #StudyInGermany #Waxbarasho #SomaliStudentsAbroad
Leave Comment