Soo dhawow, Macallin!

Ku mid noqon Macallimiinta Platform-keena.

Wax bar dadka, Adigana horumari naftaada

Ka mid noqo Mareegtaan oo isbedel ku sameey nolol badan. Dhiirogeli oo wax bar arday badan dunida dacalladeeda ku kala sugan, Naftaada u horseed fursado cusub.

Jiheey Arday badan

Noqo macallin isbeddel horseeda oo sameyn horumarin ku leh nolosha ardayda. Marka aad dadka kale horumar gaarsiinayso, waxaad kor u qaadaysaa naftaada, xirfaddaada iyo magacaaga.

Cilmi Bar. Dhiirageli. Horumari.

Join our instructor community and make a difference in the lives of many students and yours. Kusoo biir macallimiinteena, una adeeg bulshada adigoo ka qayb qaadanaya kobcinta nolosha arday badan iyo taada.

Nala wadaag aqoontaada oo Kobci maskax badan

Ka mid noqo mareegtaan caalamiga ah. Gacan ka geeyso kor u qaadidda aqoonta bulshada, adigoo sidoo kale kobcinaya naftaada.

Hadda noqon Macallin oo is diiwaangeli

Kusoo biir Platform-keena waxbarasho oo u gudbi aqoontaada malaayiin qof oo ku sugan aduunka oo dhan.

Arday
0
Shahaaddooyin
0
Macallimiin
0
Koorsooyin diyaarsan
0

1. Diyaari Koorsada

Diyaari qaab-dhismeedka koorsada si cad oo la fahmi karo, u yeel tusaallooyin. Si fiican u fahan ardayda ka faa'ideysaneysa koorsada iyo dhaqankooda, Ku caddeey halkaan yoolalka waxbarasho ee uu gaari doono mar arday koorsada dhameysto. U kala qaybi koorsada cutubyo ama modules iyo casharo nidaamsan oo ay la socdaan Quiz iyo tijaabooyin.

2. Soo duub Muuqaal Tusaale ah

Soo diyaari muuqaal gaaban oo tayo sare leh, kaasoo muujinaya qaabka aad wax u dhigi rabto iyo sida aad ardayda u fahansiin rabto casharada. Una yeel tusmo guud oo ardayda ku sii qiyaasi karaan koorsada.

3. Soo Apply-gareey Barnaamijka Macallimiinta

Soo gudbi codsigaaga ka mid noqosho adigoo adeegsanaya qeybta macallimiinta. Faahfaahin ka bixi aqoontaada, waayo-aragnimadaada waxbarasho, iyo takhasuskaaga. Ku lifaaq codsiga qaab-dhismeedka koorsada iyo muuqaalka tijaabada.

4. Marka Lagu ansixiyo, Sameyso Profile-kaaga & Boggaaga Macallinimo

Marka codsigaaga la oggolaado, dhammaystir is-diiwaangelinta. Soo Upload-gareey koorsada, Soo geli xirfaddaada iyo sawirkaaga, U diyaari koorsada si nidaamsan, caddeey qiimaha ku bixineysid iyo hababka isdiiwaangelinta.

Shopping Cart
Scroll to Top