Muuqaalkaan waxaan kaga hadlayaa MTCP Scholarship — deeq waxbarasho oo fully funded ah oo dowladda Malaysia u fidiso ardayda ka socota dalalka horumaraya, gaar ahaan Master’s degree. Waxaan si faahfaahsan u sharaxay shuruudaha, dukumentiyada lagama maarmaanka ah, iyo sida loo dalbado. Labada muuqaal ee PART ONE & PART TWO waxay si qoto dheer uga hadlaan tallaabooyinka codsiga iyo talooyin muhiim ah.
Deeqdan waxbarasho waxaad kaa dabooleysaa tuition fee buuxa, lacag bil walba ah oo RM 3,500 ah, tikit diyaaradeed, caymis caafimaad, iyo taageero cilmi-baaris. Shuruudaha waxaa ka mid ah helitaanka official admission letter ka mid ah jaamacadaha Malaysia kahor codsiga, caddeyn lluqadda Ingiriisiga, iyo waraaqo talo bixin ah (Recommendation letters). Waqtiga kama dambeysta ah ee codsiga waa 13 June 2025.
Jaamacadaha aad admission ka heli karto- MTCP Scholarship
Jaamacadaha Dadweynaha (Public Universities) (20):
- Universiti Malaya (UM)
- Universiti Kebangsaan Malaysia (UKM)
- Universiti Putra Malaysia (UPM)
- Universiti Sains Malaysia (USM)
- Universiti Teknologi Malaysia (UTM)
- Universiti Islam Antarabangsa Malaysia (IIUM)
- Universiti Malaysia Sarawak (UNIMAS)
- Universiti Malaysia Sabah (UMS)
- Universiti Teknologi MARA (UiTM)
- Universiti Malaysia Perlis (UniMAP)
- Universiti Pendidikan Sultan Idris (UPSI)
- Universiti Tun Hussein Onn Malaysia (UTHM)
- Universiti Malaysia Pahang (UMP)
- Universiti Malaysia Terengganu (UMT)
- Universiti Sultan Zainal Abidin (UniSZA)
- Universiti Teknikal Malaysia Melaka (UTeM)
- Universiti Malaysia Kelantan (UMK)
- Universiti Malaysia Perlis (UniMAP)
- Universiti Malaysia Sabah (UMS)
- Universiti Malaysia Sarawak (UNIMAS)
Jaamacadaha Gaarka loo leeyahay (Private Universities) (4):
- Universiti Tenaga Nasional (UNITEN)
- Universiti Teknologi PETRONAS (UTP)
- Multimedia University (MMU)
- Universiti Kuala Lumpur (UniKL)
Codso Hadda
Ka faa’iidayso fursaddan qaali ah si aad u qaadato master degree dalka Malaysia.
Apply Now: https://mtcp.kln.gov.my/scholarship
Daawo Muuqaalladaan:
PART ONE
PART TWO:
Haddii aad rabto guul iyo horumar tacliimeed oo dhameystiran, MTCP Scholarship waa fursaddaada ugu fiican! Guul baan kuu rajaynayaa! 🎓✈️
Wixii discussions iyo su’aalo weydiin; halkaan ayaad igula wadaagi kartaa:
Barta Telegram-ka:
La wadaag fursaddan asxaabtaada, waalidiinta, iyo ardayda kale ee riyadoodu tahay iney wax ku bartaan Germany.
#MTCPScholarship #MalaysiaStudies #FullyFunded #StudyInMalaysia #Waxbarasho #SomaliStudentsAbroad